Daawo:Madaxwayne Xasan Xiligii Qoriga iyo Xooga Wax Lagu Raadsan Jiray Waa dhamaatay

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shirweynaha 6-aad ee hoggaanka iyo hal abuurka Soomaaliya ayaa soo bandhigay qorsheyaasha ay dowladdu ku awood siineyso dhalliyarada Soomaaliyeed, kuwaas oo ay ka mid tahay dib u habeynta waxbarashada, dhiirri gelinta barnaamijyada dhallinyarada iyo hirgelinta doorashada dadweynaha taas oo suurt gelinaysa in ay door firfircoon ku yeeshaan talada dalka

Madaxwayne Xasan ayaa Sheegay sidaan “Dalkaan siyaasad laga baqo iyo siyaasad xumo ayaa halkaan dhigtay qori in aad wax ku muquuniso iyo xoog way dhamaatay ha isku dayin si kale xukunka ku raadso”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.