Sheekh Shariif oo Ku Dhawaaqay Bananbaxyo Waawayn oo Ka dhacaya Muqdisho

shariif

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlaayey dagaalkii maanta Siinay ka dhacay ayaa ku baaqay Bananbaxyo waa wayn oo bulshada qaybaheeda kala duwan kasoo qayb galayaan.

Sheekh Shariif ayaa sheegay inay bananbaxyada ka dhacayaan Taranbuunka, Siinaay iyo Dayniile.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.