Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo warbaahinta la halay ayaa eedayn ujeediyey Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, waxaana kaloo taageeray eedaynta Mowqifka Axmed Madoobe iyo Deni ee ku Saabsan Maamul dhisimada Maamulka Waqooyi Bari iyo Dagaalka lagu qaaday baladxaawo.
Sheekh shariif ayaa sheegay inay ku mashquulsanayaan sidii laysugu keeni lahaa Madaxwada Soomaaliya iyo Madaxwaynayaasha Jubbaland iyo Puntland lakiin Ficilka Dowladu ka wado Laascaano iyo Baladxaawo waxuu sii fogaynayaa Deni iyo Axmed Madoobe.
Leave a Reply