Shacabka Daarusalaam ayaa bilaabay qorshe ay iskaga difaacayaan boobka Dowlada Xasan Sheekh iyo Ganacsato ay wadato, waxayna sheegeen sidaan “Dhulkayaga in aan ku dhimano ayaan diyaar u nahay, Dowladda dhiigeedu waa noo banaanyahay haday na boobayso”.
Leave a Reply