Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay dagaal sababay dhimasho iyo dhawaac kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Jubbaland
Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa saaka la wareegay goobihii ay ku sugnaayeen ciidamada Jubbaland, firxadkii ciidamada Jubbaland ayaa galay gudaha Kenya.
Saraakiil iyo askar labada dhimac ayaa waxaa soo gaaray dhimasho iyo dhawaac kuwaas oo ilaa iyo hada aan la shaacin tiradooda.
Leave a Reply