Masuuliyiinta heer Qaran iyo heer dowlad Gobaleed iyo Ugaas Mohamed Ugaas Ahmed ayaa ka Qayb Galay aaska alle ha unaxariistee Marxuum Nabadoon Haji hire Nabadoon Maxamed xirsi Cali Jiir oo ahaa Nabadoon aad looga yaqaano deeganada Soomaaliya ayaa maanta lugu aasay Balanballe.
Leave a Reply