Daawo:Ugaas Maxamed iyo Wasiiro ka Qayb Galay Aaska Nabadoon Xaaji Hire

ugaasmaxamed

Masuuliyiinta heer Qaran iyo heer dowlad Gobaleed iyo Ugaas Mohamed Ugaas Ahmed ayaa ka Qayb Galay aaska alle ha unaxariistee Marxuum Nabadoon Haji hire Nabadoon Maxamed xirsi Cali Jiir oo ahaa Nabadoon aad looga yaqaano deeganada Soomaaliya ayaa maanta lugu aasay Balanballe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.