Daawo:Wasiir Fiqi ayaa ka cararay ka jawaabidda su’aal laga waydiiyey Markabkii Puntland Qabsatay

fiqi

Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo lagu yaqaanay inuu wax kasta oo isaga qusayn kahadlo ayaa ka cararay ka jawaabidda su’aal laga waydiiyey Markabka Sea World ee ay gacanta ku dhigeen ciidanka badda Puntland.

Markabkaan ayaa sidey sahay ciidan, hub iyo gaadiid dagaal oo loo wadey dekedda Magaalada Muqdisho, ilaa iyo hadana dowlada Soomaaliya kama hadlin cida hubkaas leh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.