Daawo:Taliye Shub oo Shaaciyey in La dilayo Askarigii Qorigiisa Gata

asluub

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa ka warbixiyay gulihii laga gaaray shaqooyinkii la qabatay todobadyadii la soo dhaafay

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Sheegay mar uu ka hadlaayey nidaamka in ladilayo Asakarigii qorigiisa iibsada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.