Daawo:Garaad Jaamac Ninki ka Hor Yimaada Maamulka Khaatumo Iyo Maakhir Waa La Gowracayaa

garaadismaaciil

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka hadlaayey Furitaankii Shirkii Maamul U dhisida Maakhir iyo Khaatumo ayaa yiri “SSCkhaatumo iyo Maakhir ninkii ka horyimaadda waa la garowcayaa, waxaynu juhdi kasta gelinay ayaan midhaheeda haynaa waana ku fara-adaygaynaa, cid maqanna ma leh.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.