Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka hadlaayey Furitaankii Shirkii Maamul U dhisida Maakhir iyo Khaatumo ayaa yiri “SSCkhaatumo iyo Maakhir ninkii ka horyimaadda waa la garowcayaa, waxaynu juhdi kasta gelinay ayaan midhaheeda haynaa waana ku fara-adaygaynaa, cid maqanna ma leh.”
Leave a Reply