Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariya ayaa soo xiray bandhigga Carwada Buugaagta Galmudug oo muddo laba maalin ah ka socotay caasimadda Dhuusamarreeb.
Madaxweyne Qoor Qoor ayaa sheegay “Daagallada beelaha ee ka socda gobollada dalka waxaan aaminsanahay inay ku lug leeyihiin argagixisada iyo dad aan waxba dhaamin.”
Leave a Reply