Daawo:Qoorqor oo Dagaal Beeleedyada Ku eedeeyey Shabaab iyo Kuwa Lamid ah

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariya ayaa soo xiray bandhigga Carwada Buugaagta Galmudug oo muddo laba maalin ah ka socotay caasimadda Dhuusamarreeb.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa sheegay “Daagallada beelaha ee ka socda gobollada dalka waxaan aaminsanahay inay ku lug leeyihiin argagixisada iyo dad aan waxba dhaamin.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.