Daawo:Lugadheere oo Dowlada Ku eedeeyey inay Dalkii ku Celisay 1991kiii

lugadheere

Madaxwayne ku xigeenka Labaad ee Dawladda Jubaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud “Lugadheere” ayaa sheegay Soomaaliya maanta meel uunan dagaal sokeeye ka socon malahan sababteedana dowladda fadaraalka ayaa iska leh.

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee dowlada Jubbaland ayaa si adag uga hadlay faragalinta qaaban ee ay dowladda dhexe ku hayso jubbaland iyo cunaqabateenada ay shacabka saareen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.