Wafdi heer Wasiiro ah Oo uu hogaaminaayo wasiir kuxigeenka Wasaaradda gaadiidka bada iyo dekedaha Koonfur Galbeed Mudane maxamed Carman oo ay qeyb kayihiin madaxda sare ee Arab Digital Campaney Oo ah Shirkad kashaqeysa Hormarinta iyo Dhismaha Dekedaha Ayaa Soo Gaarey Baraawe
Waxaana Garoonka diyaaradaha baraawe kusoo dhaweeyey maamulka Degmada Baraawe u horkacaayo gudoomiyaha degmada baraawe cumar Cabdule Maxamed saraakiisha amniga,
Leave a Reply