Deg Deg:Musharaxiinta Madaxwaynaha Puntland oo qaadacay Liiska Xildhibaanadii Cusub

puntland

Musharaxiinta Madaxweyne ee Puntland ayaa Qaadacay Liiska Magacyada Xildhibaanada la soo saaray, kuwaas oo ay sheegeen in laga soo Magacaabay Madaxtooyada Puntland.

Go’aanka kasoo baxay Musharaxiinta Waxaa Akhriyay Saleebaan Maxamuud Xaashi ( Xuubsireed) oo kamid ah mucaaradka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.