Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka hadlay kulankii Baarlamaanka oo u baaqday kooram la’aan.
Waxa uu sheegay in ay ceeb ku tahay Baarlamaanka in 275 Xildhibaan laga waayo xataa 140 Mudane oo soo xaadirta kulankii maanta, uuna sidaas ku baaqday.
Leave a Reply