Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jig-jiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida.
Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jig-jiga Wafdiga Madaxweynaha waxaa kuso dhoweyey Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mudane Mustafe iyo masuuliyiin kale.
Labada Madaxwayne ayaa ka wada hadlaya heshiiska iskaashi ee dhanka amniga ee ka dhexeeya labada dal ee Itoobiya iyo Soomaaliya.
Leave a Reply