Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland oo Digniin u diray Telefishinka Universal

koore

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland  Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo warbaahinta la hadlaayey ayaa waxuu ka hadlay dood ka baxday Telefishinka Universal oo looga hadlaayey in Sodohdaa ay imaan karto Guriga wiilkeeda ayaa waxuu Saleebaan Cali koore sheegay inuu Barmaamijkaa uu ahaa mid dhaqanka soomaalida wax u dhimaaya hadii mar dambe la qabtana ay Xabsi iyo ganaax mudan doonaan Universal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.