Dhagayso:Gudoomiyaha Balanballe oo ka war bixiyey Shacab Dil loo Gaystay

xayle

Gudoomiyaha Degmada Balanballe ee Gobolka galgaduud Jaamaca Faarax Xeyle ayaa Warbaahinta Radio Balanballe uga warbixiyay dilal loo geystay dad shacab ah iyo Dagaalo ka dhacay deegaano hoostaga degmadaasi kuwaa oo u dhaxeeya labo maleeshiyo Beeleed oo halkaasi wada daga, isku dhacooduna uu salka ku hayo aanooyin qabiil, waxa uu ugu baaqay Maamul Galmudug in Ciidamo kala dhex dhigaan labada dhinac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.