Deni oo daah furay machadka tababarada shaqaalaha rayidka ee Maamulka Puntland

deni

Madaxweynaha dawladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garoowe ka daah-furay machadka tababarada shaqaalaha rayidka Maamul Goboleedka Puntland, machadkan ayaa ka shaqayn doona tababaridda iyo kor uqaadidda xirfadaha iyo aqoonta shqaalaha rayidka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.