Daawo:Xasan Afrax oo sheegay hawiye inuu raali galin ka bixinayo gafkii soomali loo gaystay

xasanxaad

Gudoomiyaha golaha Horumarinta Mudulood Muxudiin Xasan Afrax ayaa Muqdisho ka sheegay sidaan “”Hawiye Waxa uu leeyahay Qof Miirqa iyo Qof Miir La’ Hawiyaha Miirka qaba Waxa ay ka Tacsiyeeynayaan wixii wax ka fakadeen ee ku magac ah “.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.