Rugta Ganacsiga Koonfurgalbeed oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka Ka Jira Wadada Baydhabo Iyo Moqdishu

gadiid

Gaadiid aad u fara badan oo nooca xamuulka ah iska markaana shixnado ganacsi u wado Maamulka koonfurgalbeed ayaa ku xayiran Wadada xariirisa Muqdisho iyo Baydhabo kadib markii ay kordheen gaadiidka la gubayo iyo dhaca loo geysanayo dadka.

Rugta Ganacsiga Maamulka koonfurgalbeed ayaa maanta Ka hadlay dhibaatooyinka Ka Jira Wadada Xiriirisa Baydhabo Iyo Moqdishu waxaana hadalkoodii kamid ahaa sidaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.