Dhageyso:Qoorqoor oo ka jawaabay eedeyntii Axmed Madooobe iyo Mucaaridka Dowlada

rooble

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray maamul goboleedka Jubaland, afhayeenka aqalka sare iyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ee ahaa in dhexdhexaadintii uu ka dhex waday aanay wali wax jawaab ah ka helin, ayna ka warheleen oo keliya hirgelinta doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.