Xasan Cali khayre oo C/cabdishakuur raali galin kasiiyey weerarkii uu ku qaaday

khayre

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaliya xasan cali khayre ahna musharaxa Madaxwaynaha Soomaliya ee doorashada Soo socota ayaa caawi gurigiisa ku booqday Gudoomiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan cabdi Shakuur.

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxuu Raali galin kasiiyey Cabdiraxmaan cabdishakuur Weerarkii lagu qaaday Gurigiisa iyo ilaaladiisa 17kii December 2017.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.