Ra’iisul wasaare Rooble oo Magacaabay Guddiyadda Doorashooyinka 5th November 2020 admin Wararka Maanta 0 Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta iyo Khilafaadka ee heer Federaal. Share this: Click to share on X (Opens in new window) X Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on WhatsApp (Opens in new window) WhatsApp Wararka Maanta
Leave a Reply