Somaliland oo laga Helay 4 Qof oo qabta CoronaVirus

muse

Dawlada jabuuti ayaa sheegtay in lahelay afar kiisoo oo kale oo qaba cudurka Coron Virus, waxaanay sheegeen afartaa qof in lagu qabtay Kaantaroolka Lowyacado.

Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay inay dadkaasi ay kayimaadeen hargaysa ee caasumada maamulka Somalailand.

Magaalada Hargaysa waxaa kusoo qulqulaya dad ka Imaanaya Dalka Iyo Itoobioya iyo Kuwa ay keentay Diyaarada Fly Dubai kana Yimid Imaraadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.