Madaxa Ahlusunna Macalin Maxamuud oo isu dhiibay Ciidanka dowladda ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb.
Macalin Maxamuud ayaa sheegay inay ka tanaasuleen Go’aankii siyaasadeed ee Galmudug, isla markaana ay la shaqeyn doonaan dowladda Federaalka iyo maamuka Galmudug.
Leave a Reply