Qaar kamir ah Dhalinyarada Aqooyahanada ee kasoo jeeda gobolka Gado iyo waqooyiga Galgaduud ayaa kulan is xog wareysi ah isugu yimid Magaalada Muqdisho kaas oo looga Hadlaayey Sidii Beesha Facaye uga Heli lahayd Saamiga Wasiirada Galmudug ee lamagacaabi Doono.
Dhalinyaradaan ayaa Madaxda Galmudug iyo Ugaas Beesha Sade ugu Baaqay inay ka shaqeeyaan sidii Beesha Facaye ay Sami ugu yeelan Lahayd Madaxda Galmudug.
Leave a Reply