Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya oo kajawaabaysa dalabkii Bulshada Jubbaland ayaa go’aano ka soo saartay habraaca doorashooyinka dowlad Goboleedka Jubbaland waxayna dowlada Soomaaliya meesha kasaartay sadex xildhibaan iikeena aan hal ka doortee.
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Axmed madoobe oo cidna ku saxiixnay ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya aysan wax door ah ku lahayn hannaanka doorashada dhawaan ka dhici doonta Jubbaland.


Leave a Reply