Akhriso:Axmed Madoobe Oo Ka Hor yimid Go’aankii Ka Soo Baxay Dowladda Somaaliya

axmed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya oo kajawaabaysa dalabkii Bulshada Jubbaland ayaa go’aano ka soo saartay habraaca doorashooyinka dowlad Goboleedka Jubbaland waxayna dowlada Soomaaliya meesha kasaartay sadex xildhibaan iikeena aan hal ka doortee.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Axmed madoobe oo cidna ku saxiixnay ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya aysan wax door ah ku lahayn hannaanka doorashada dhawaan ka dhici doonta Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.