Sawiro:Axmed Madoobe oo ka qayb galay bandhigii buugaagta ee ugu dambeeyey ka hor intuusan xilka waayin

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ee waqtigiisa dhamaaday ayaa maanta ka qaybgalay furitaanka Bandhiga Carwada Buugaagta ee Kismaayo kaas oo noqonaya kii ugu dameeyey ee Axmed Madoobe ka qayb galo ka hor intuusan waayin xilka Madaxwaynaha Jubbaland.

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu carwada buugaagta Kismaayo ka iibsaday buugaag halkaas lagu soo bandhigay

Bandhigyada Buugaagta kala duwan ayaa sannad walba lagu qabto magaalooyinka waa weyn ee dalka sida Muqdisho, Caddaado, Garoowe, Hargeysa iyo Baydhabo.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.