Daawo:Madaxwayne Gaas ayaa Addis Ababa looga yeerey iyo Dekada Boosaaso oo ay Isticmaalayso itoobiya

Madaxwayanaha maamul goboleedka Puntaland C/wali Cali Gaas  ayaa waxuu safar circa ku aadey dalka Itoobiya intuusan duulin ayuu saxaafada kula hadlay Garoonka diyradaha garoowe isagoo sheegay safarkiisu inuu kusaabsan yahay  sidii itoobiya kawada hadli laahayeen arimaha amaanka iyo sidii ay uwada dhameyn lahaayeen heshiis qabyo ah oo ganacsiga labada dal quseeya, heshiiskaa ganacsiga ayaa dad madaxwaynaha xafiiskiisa ka tirsan sheegen inuu ku saabsan yahay sidii Itoobiya dekada Boosaaso u isticmaali lahayd .

Hoos Kadaawo 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.