Warar Dheeraad ah oo laga helayo Labo Ciidan oo katirsan Jubbaland oo Dagaal qasaaro sababay ku dhexmaray Magaalada Kismaayo

madoobe

Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ee Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Jubbaland ayaa waxa ka dhacay Daagaal sababay qaaso isugu jira dhaawac iyo dhimasho kaas o u dhaxeeyey labo ciidan ka tirsan ciidmada Jubbaland.

5 Ruux oo uu ka mid yahay Nabadoon Caanka ahaa Magalada Kismaayo Xasan Goolow ayaa la sheegay in dagaalkaas uu ku geeriyooday halka tiro kale ay ku dhaawacmeen iyadoo wali aan la sheegin qasaaraha ka dhashay Daagalka ka dhacay Magaalada Kismaayo.

Magaalada Kismaayo ayaa waxaajira qilaaf udhaxeeya Axmed Madoobe iyo Ciidmada Jubbaland kuwaas oo ka gadoodsan tacdiyaha uu Axmedmadoobe iyo kooxdiisa ugaystaan shavabka Soomaliyee, dagaalka Magaalada Kismaayo ka dhacay ayaa waxuu Majuunayaa inuu Axmed madoobe ku fashilmay Hogaanka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.