Dhageyso:C/raxmaan Faroole oo ka hor yimid Heshiiskii Puntland iyo DFS

farole

Madaxweynihii hore ee Puntaland Cabdiraxmaan Farole ayaa sheegay in uusan taageer saneyn  in Puntland qaadato nidaamka 4.5, isaguna uu taagan yahay go’aankiisii hore.

C/raxmaan faroole ayaa Xusay in Siyaasiinta Puntland aysan u dhameyn Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland islamarkaana Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas uu ku Deg degay Heshiiska.

Sidoo kale Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa Xusay in Heshiiskaasi uusan waxba ka qaban karin,balse kaliya uu muujinayo inuu ka soo horjeedo.

Waxaa kale oo Madaxweynihii hore ee Puntland uu Tilmaamay inuu yahay Sanadkaan 2016 Doorashada Soomaaliya ka dhacaysa Madaxweyne u taagan qabashada Xilka Madaxtinimo

Halkana Ka dhageyso:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.