Akhriso: War-murtiyeedkii Laga soo Saaray Shirkii Dhalinyarada ee lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

kismayo

waxaa tan iyo 28-kii bishii horre ee Maarso  magaalada Kismaayo ka soconayay  shirweyne qaran oo ay ka qeybgalayaan dhallinyaro laga kala keenay goballada dalka.

Haddaba shirka waxaa uu soo dhammaaday maalinimadii shalay ahayd, waxaana laga soo saaray maanta  War-murtiyeed ka kooban 14-qoddob oo looga hadlaayo wax yaabaha shirka looga hadlay.

Fadlan Linkiskan labada ah ka Gujji si aad u aragto War-murtiyeed oo labo qeyb ah.

war

war1

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.