Dhismihii Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq ayaa Socda Qurbojoogta oo Qayb wayn ka qaadanaysa

Waxaa socda dhismihii darbiga loogu dhisaayey garoonka diyaaradaha Caabudwaaq ee gobolka galgaduud waxaana dhaqaalaha iska kaashanaya qurbo joogta iyo dadka wadanka gudihiisa jooga gaar ahaan Caabudwaaq. waxaana laga codsanyaa qofka kasta inuu kaqayb qaato dhismaha darbiga Airporka Caabudwaaq sida ugu dhaqsaha badan. maamulka  Airportka Caabudwaaq  waxay ugu mahad celinayan sida wanaagsan ay Qurbojoogdu uga qayb qaadatey dhismaha Airportka dadaalkana ay sii wadeen si uu udhamaado darbiga loo dhisayo garoonka diyaaradaha Caabudwaaq.

Naqshada (Tiirka iyo Siliga oo Xiran)

garoonaka garon garoonka cabudwaaq airport

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.