Daawo:Shaqaale ku dhintay Guri laga dhisayay Magaaladda Muqisho

guri

Waxaa Magaalada Muqdisho kusoo dumay Guiri wayn oo dhismo ku socday Inta la xaqiijiyey ilaa Saddex ruux ayaa ku geeriyootay Gurigaasi soo dumay kuwaas oo dhammaantood ahaa Shaqaalihii dhismaha ka Shaqeynayey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.