Daawo:Qaabkii loo soo dhaweeyey Maxabiis Soomaali ah oo ku Xirnayd Dalka Iiraan

diya4a

Magaalada Boosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland ayaa waxaa Maanta ka degtay diyaarad siday 24 Maxbuus oo Soomaali ah kuwaas oo ku xirnaa dalka Iiraan, Maxaabiistas oo dhammaan rag ah ayaawaxa ay dalka iiraan ku xirnaayeen mudo 8 Sano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.