Daawo:Wasiir Maareeye oo Sheegay in Dadkii iyo Dalkii Soomaliland laga Haysto

mareeye

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukumada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay wadahadalada u dhaxeeya Dowlada fedaraalka Soomaaliya iyo Soomaaliland wuxuuna sheegay in asaga uu yahay shaqsi matala shacabka reer Soomaaliland ee raba midnimada Soomaaliya.
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Dowlada uu ka midka yahay ka dalbaday in laga guulo gaaro wadahadalada u dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo Soomaaliland, wuxuuna sheegay in Dadkii iyo Dalkii Soomaliland laga Haysto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.