Daawo:Munaasibad Lagu Soo Dhaweynayo Gudoomiyaha Cusub Ee G Banaadir

Gudoomiyah Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo Maanta loo Magacaabay xilkaas,ayaa ka hadlay Magacaabistaas iyo qorshiisa, Gudoomiyaha ayaa sheegay in uu aad uga mahadcelinayo xilkaan loo Magacaabay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.