Dhagesyo:Khudbadii Madaxwaynaha soomali iyo Xaaf Ka jeediyeen Maanta Jaamacadda Umadda Somaliyeed Xarunteeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq

farmajo

Waxaa Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ka dhacay Munaasabad lagu furaayey faraca Jaamacada Ummada Soomaliyeed waxaa munaasabadaan ka qayb galay waftiga Madaxwaynaha Soomaliya Iyo qaybaha Kala duwan ee bUlshada.

Khudabada uu Madaxwaynaha Galmudug jeediyey ayaa waxaay ka caraysiisay dad badan uGu dambayntii waxaa ka hadlay Xafladaas Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo asagoo uga mahad Celiyey bulshada Caabudwaaq sida wanaagsan ay usoo dhaweeyey asaga Iyo waftigiisa waxuuna uGu baaqay Madaxwaynaha inay qayb wanagsan ka qaataan inay ka shaqeeyaan aminga Iyo horumarka.
Hoos kadhageso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.