Xuska Hirgalinta Maalinta Af somaliga Oo Muqdisho Laga Xusay

guuled

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed, laguna qabtay xarunta Akadeemiyada ayaa waxaa ka qeybgalay R/wasaare ku xigeenka dalka, Wasiirudowlaha wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, gudoomiyaha gudiga Qaran ee shaqada iyo shaqaalaha, Aqoonyahanno, martisharaf kale oo lagu casuumay xafladda iyo kooxda fanaaniinta Iftin oo halkaasi ku soo bandhigay heeso ka tarjumaya isticmaalka Farta Soomaaliga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.