Daawo:Fanaaniin ay kamid tahay wayn Faaduma Nakruumaa ayaa Caabudwaaq Lagusoo dhaweeyey

nakruma

Waxaa Magaalada caabudwaaq soo gaaray Fanaaniin ay kamid yihiin Faduuma Cali jaamac Nakruuma Iyo Cadar axmed Cadar Faanto Iyo wafti oo ka socda Madaxtooyada soomaliya, dhawaan ayaa waxaa la filaayaa Madaxwaynaha Soomaliya soo gaaro Cadaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.