Wafti Hordhaca oo hogaaminaayo Madaxwaynaha Puntland Ayaa soo gaaray Gaalkacyo”Sawiro”

gaas

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa goordhweyd gaaray Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxaana Waftiga Madaxwayne Gaas Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay,saraakiil, mas’uuliyiin iyo dadweyne.

Waftiga madaxweynaha Puntaland ayaa horudhac u ah wafdi kale oo goor dhow la sugayo oo u hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo waxaana Mgaalada Gaalkacyo Laga dareemayaa diyaar garoow balaraan oo lagu soo dhaweeynaayo Madaxwaynaha Soomaliya.
gaas

gaas

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.