Daawo:Shiiq Cali Jiis oo Madaxda Dowlada Ka codsaday inaan Wasiir Bayle Laga badalin wasaarda maaliyada

Shiiq Cali Jiisa oo kamida  Culumada Soomaliiyeed ayaa mar uu ka hadlaayey Xafladii lagu soo bandhigaayey wax qabadkii dowlada Soomaliya ayaa waxuu ka codsaday Madaxda uGu sareysa Dowlada Soomaliya inaan Wasiir Bayle aan laga badalin wasaarada Maaliyada Madaama oo shaqo fiican qabtay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.