Dhageyso:Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixin ka diyaariyey Booqashadii Madaxwyane kuxigeenka Galmudug uu Ku tagay Caabudwaq,Balanabal,Bangeele

Madaxwayne kuxigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi “Carabeey” ayaa Shalay u anba baxay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kadib markii uu dhamaystay booqasho uu ku marayay degmooyinka Caabudwaaq,Balanballe,iyo Bangeelle.

Socdaalkiisii ugu danbeeyay ayaa madaxwayne kuxigeenka Galmudug iyo Wafdi uu hogaaminayay oo iskugu jiray Wasiiro iyo Xildhibaano waxaa ay kutageen Degmada Balanballe ee gobalka Galgaduud waxaana inta uu ku sii jeedey Balanballe siwayn loogu soo dhaweeyay deegaanada Shiilamadow iyo Ceelasha isagoona ugu danabayntii Maamulka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Balanballe ay ku soo dhaweeyeen Wafdigii Madaxwayne kuxigeenka Balanballe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.