Daawo:Siyaasi Salaad Cali Jeeli waa kusaxan tahay dowlada inay xirto kuwa qaranka duminaya intay shisheeye lacag kasoo qaataan

Siyaasi Salaad Cali Jeele ayaa ka hadlay Mowqifkisa ku aadan Talaabaddii ay Dowladda Soomaaliya ku xirtay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakur Warsame, waxuuna sheegay in la arki jiray markii doorasho madaxwayne laqabanayo ayaa ladhihi jiray dowladaas baa madaxdaas wadata hada waxaa Jira siyaasiyiin lacag dalal shisheeye kasoo qaatay oo raba inay qaranka ku dumiyaan oo dano shishiiye u adeegaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.