Akhriso:Gudoomiyihii Maxkamada Sarre ee koonfur galbeed ayaa Xilka Laga qaaday

konfur

Shikirkan jaarid uu maanta uu ku qabtay madaxtooyada koonfur galbeed soomaliya afyeenka madatooyada koonfur galbeed nuura diin abuukar ayaa waxaa si rasmi ah xilka loogu qaadey Gudoomiyihii Maxkamada koonfur galbeed mudane Axmed C/lahi Xuseen Sheekh fanax waxan warqadani ay ka soo baxadey xafiisak madaxweynah dowladda koonfu galbeed mudane shariif xasan sheekh adan uuna ka muuqatey Saxiixa madaxweynaha.
konfur

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.