Xukumada Soomaaliya ayaa sheegtay in la sii dayn doono Maxaabiis Soomaali ku xiran dibad

madi

Xukumda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka shaqaynayaan sidii loo soo dayn lahaa Maxaabiis Soomaaliyeed ee ku xiran dalalka dibada sida India iyo Shiisalis saasna waxa sheegay Raysawsaaare Kuxigeenka Dalka Soomaliya Mudane Mudane Mahdi Maxamed Guuleed.

Dowlada Soomaliya ayaa horey ugu guuleysatey inay dalka Itoobiya kasii dayso maxaabiis xabsiga itoobiya kujiran mudo dheer, hadalkaan ayaa imaanaya codsiyo badan oo ka imaanaya dhalinyarada ku xiran xabsiyada dibada ayakoo dalbanaya in dowlada Soomaliyeed wax u qabato.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.